Farmaajo oo ka codsaday Xildhibaanada labada Aqal in aysan dooran Madaxweyne Cusub

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed  Farmaajo mar kalana u sharaxan xilka Madaxweynaha, ayaa maanta xildhibaano tiro yar oo ku sugnaa teendhada Afisiyooni kahor aqriyay Barnaamij siyaasadeedkiisa haddii dib loo doorto. Farmaajo ayaa ku dheeraaday ka hadalka waxyaabihii wanaagsanaa ee u qabsoomay dowladda uu hoggaamiyo muddadii shanto sanno aheyd, waxa uuna ka gaabsaday ka … Continue reading Farmaajo oo ka codsaday Xildhibaanada labada Aqal in aysan dooran Madaxweyne Cusub